Xaflad si heer sare loo soo qaban qaabiyay ayaa kadhacday magaalada London xafladaas ooy soo qaban qaabiyeen ururka dhalinyarada midnimo ee beesha geri koombe + sawiro.
Thursday, December 27, 2012
Monday, December 24, 2012
Friday, December 21, 2012
The struggle against the political domination and the ill-stricken government
The struggle against the political
domination and the ill-stricken government
By Mustafa Sharif
Email: canjexabdul@hotmail.com
December 22, 2012
|
Introduction: Some of the common issues that have precipitated the civil war in Somalia that divided its people and the country so deep can be conveniently classified as struggle for political domination, control over the economic resources and power over control of territories. For instance, the government of Somalia has long been regarded as a source of spoils for members of the politically dominant clan, thus, becoming one of the most corrupt nations on the planet. |
Sunday, December 2, 2012
OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.
Tuesday, November 13, 2012
BEELAHA:GERI-KOOMBE
Heey Tolkeygo, waxan helay wax aan rabo inan idinkaga faaideyo.
please share& like. Beesha Geri Koombe o dhan gaarsiiya inshallah. Kala bartana, waan idiin kugu imtaxaani doonye kkkkk :p
im joking lol, i hope you guys find this useful. thank you. Your fellow Geri Koombe Sister
1ilka xume geri 2 abrom geri 3 aw beere geri 4 case geri 5 cabdi geri 6 aadan yare geri 7 bah gurufle geri.8 xassan geri. 9 siciid geri 10 yaxye geri.11 xayran geri 12 burhaan geri
please share& like. Beesha Geri Koombe o dhan gaarsiiya inshallah. Kala bartana, waan idiin kugu imtaxaani doonye kkkkk :p
im joking lol, i hope you guys find this useful. thank you. Your fellow Geri Koombe Sister

1ilka xume geri 2 abrom geri 3 aw beere geri 4 case geri 5 cabdi geri 6 aadan yare geri 7 bah gurufle geri.8 xassan geri. 9 siciid geri 10 yaxye geri.11 xayran geri 12 burhaan geri
Monday, October 29, 2012
FUND-RAISER:GABO-GABDHOLE.
We did agree on some issues regarding the situation of the new Degmo. For now we agreed to concentrate our efforts on resettling the community.
Having to build a new Degmo and providing the basic primary resources will only invite the other tribes from the neighboring regions. Geri Community in the past both in Somalia and Ethiopia have been through the same situation before, and we would not do the same mistakes again and again, ‘Once beaten twice shy’. What I mean by providing the basics i.e. water and school and having few Geri coming to the new Degmo then that itself will be another failed mission.
Thursday, October 18, 2012
SAWIRADII: GAABOW-GABDHOOLE
Waxaan halkan ku soo badhigeynaa Sawiradii Magaalada Cusub ee Beesha Geri-Koombe ka sameysaneyso Koonfurta Somalia.
Sunday, October 14, 2012
SHIRKII:AXADA 10/14/12
Maanta oo ahayd Maalin Axad ah North America ayaa waxaa isugu yimid Shirweyn oo ay ka soo qayb galeen Garaad ka Beesha Geri-koombe: Garaad Abdimalik Garaad Osman Garaad Ali. Garaad ka oo ay la fadhiyeen Masuuliyiin aad u badan oo la joogey Jig Jiga Ethiopia ayaa wuxuu hadalkiisa ku furey salaan iyo mahadcelin uu usoo jeediyey dadkii ka soo qayb galey Shirka oo ku baxayey khadka Teleconference ka.
Saturday, October 13, 2012
SHIR CUSUB: GERI IYO ETHIOPIA
DADWEYNE
Waxaa la idiin sheegayaa in uu jiro SHIRWEYN Maalinta Axada oo la rajeynayo in ay ka soo qayb galaan Garaad ka beesha iyo dadkale oo muhiim ah. Marka fadlan ka soo qayb gala shirka
Waxaa la idiin sheegayaa in uu jiro SHIRWEYN Maalinta Axada oo la rajeynayo in ay ka soo qayb galaan Garaad ka beesha iyo dadkale oo muhiim ah. Marka fadlan ka soo qayb gala shirka
Wednesday, October 3, 2012
GABEY CUSUB: BY MOHAMED IBRAHIM JAMAC
Monday, October 1, 2012
GUDIDA MAGAALADA:GABOW-GABDHOOLE
Waxaan Idiin soo gudbineynaa Gudida Magaalada Beesha Geri ee "Gabow-Gabdhoole"
Marka qofkii raba in uu si toos ah ula hadlo Raga hawsha wada ayaan idiin fududeyneynaa iyo in aad ogaataan in aanan meel cidlaha wax idiinka sheegeyn.
Saturday, September 29, 2012
DEGMADA CUSUB EE: GAABOW-GADHOOLE
Friday, June 8, 2012
Tuesday, June 5, 2012
WAR BIXIN KU SAABSAN SIDA WAX U SOO BILOWDEEN IYO HADA JOOGA.
·
Xaga
siyaasada dhanka beesha kaga jirto xiligan
·
Xaga
qarashaadkii loogu tala galey wafuuda
Saturday, June 2, 2012
SHIR KA DHACAY:MOGADISHU SOMALIA.
Wednesday, May 23, 2012
SHIRKII NAIROBI,
SHIRKII AXADA EE BEESHA GERI
MAY, 20,2012
MAY, 20,2012
Maalinkii axadda ahayd oo taariikhdu ahayd 20?05/2011, waxaa magaalad naiorbi ka dahcay shir ay isugu yimaadeen Aqloonyahanka iyo Dhalinyarada geri ee Kenya. Waxaa shirkan ka qayb galay Gudiyada dhalinyarada ee Degaanda Wajeer, habaaswayne, Gaarisa, mombasa, iyo Aqoonyanahada iyo dhalinyarada ku sugan naiorbi,
Sunday, May 6, 2012
Qalin Jebintii: Mustafe Sh. Abdullahi.Sh. Abdulkadir
May, 3rd, 2012
Winona, State University, State of Minnesota. USA
Sunday, April 29, 2012
TACSI: MOHAMED ABDIRAHMAN(NAAFAC)
innaa lilaahi wainaa illayhi raajucuun waxaa magaalada jigjiga lagu aasay allaha unaxariistee marxuun
Saturday, April 28, 2012
SHIR WEYN: MOGADISHU, SOMALIA.
Shir Wada tashi ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Shalay oo ay taariikhdu eheed 27 April 2012, ayaa waxaa magaalada muqdisho ka dhacay shir wada tashi ah , shirkaas oo ay marti ku ahaayeen, Wafuudii ka timid Nairobi oo uu hogaaminayey Ugaas Cabdiqadir Sh.Muxumed Bille.
Shirkaas ayaa waxaa uu ahaa mid aad u weyn kaas oo ay soo abaabuleyn Gudiga Siyaasada muqdisho.
Sunday, April 22, 2012
Tuesday, April 17, 2012
Monday, April 16, 2012
SHIRKA DHACAY:TELECONFERENCE:
Sida aad la socotaanba, beryahan waxaa si is dama joogah ugu howlanaa arimaha Beesha iyo Somalia guud ahaan ba arimaha dibu heshiisiinta. Wasiirka Beesha. Mr. Abdikarim H Abdi(buh). Wasiirka oo Beesha war bixino guud iyo gaarba ka siiya sida ay howshu u socoto xaalka Siyaasada ee Somalia ayaa wuxuu u soo jeediyaa Beesha qodobo aad u mihiimsan oo uu kula taliyey in masuuliyiinta Beeshu ay sameeyaan.
Wednesday, April 4, 2012
SHIRARKA DHACAYA: WAJEER, KENYA
SHIRAR LAGA FILAYO IN AY KA DHACAAN DEGMADA WAJEER, KENYA
Sida wararku nagu soo gaarayaan, waxaan la rajeynayaa in Beesha Geri ay Shir ku yeelato Magaalaga Wajeer, Kenya 4/6-4/7/2012. Shirarkan oo looga wada hadli doono arimaha ku saabsan sida loogu diyaar garoobi lahaa Doorashooyinka dhici doona Sanadka Danbe 2013 ee Kenya.
Sida wararku nagu soo gaarayaan, waxaan la rajeynayaa in Beesha Geri ay Shir ku yeelato Magaalaga Wajeer, Kenya 4/6-4/7/2012. Shirarkan oo looga wada hadli doono arimaha ku saabsan sida loogu diyaar garoobi lahaa Doorashooyinka dhici doona Sanadka Danbe 2013 ee Kenya.
Tuesday, April 3, 2012
SHIRKII KA DHACAY:MINNEAPOLIS, MN 4/1/2012
SHIR KA DHACAY MINNEAPOLIS, MINNESOTA.
Waxaa Shirtey Beesha Gerikoombe ee ku nool Gobolka Minnesota Wadanka Mareykanka. Beesha oo ka wada hadleysey Arimo u khaas ah Beesha Meesha degan iyo Arimo Guud ee Beesha sida Shirkii weynaa ee isna dhacay isla maalintaas khadka Teleconference ka. Xubnaha Beesha oo si Toos ah ugu xirnaa shirkii weynaa ee Wasiirka Beesha Mr. Abdikariim Haji Abdi(buh) uu ugu waramayey Beesha.
Waxaa Shirtey Beesha Gerikoombe ee ku nool Gobolka Minnesota Wadanka Mareykanka. Beesha oo ka wada hadleysey Arimo u khaas ah Beesha Meesha degan iyo Arimo Guud ee Beesha sida Shirkii weynaa ee isna dhacay isla maalintaas khadka Teleconference ka. Xubnaha Beesha oo si Toos ah ugu xirnaa shirkii weynaa ee Wasiirka Beesha Mr. Abdikariim Haji Abdi(buh) uu ugu waramayey Beesha.
Saturday, March 31, 2012
SHIR DHACAYA: 4/1/12-AXADA.
Waxaa lala socodsiinayaa Dhamaan Beesha Geri meelkasta oo ay joogaan in uu Jiro Shirweyn oo Dhicidoona Maalinta Axada Bishu tahay 4/1/12 3pm Minnesota Time 7pm London Time.
Tuesday, March 27, 2012
KALFADHIGII 2AAD EE GUDIGA NAIROBI.
WARBIXIN: 27 MARCH 2012
KALFADHIDII 2AAD OO AY YEESHAAN GUDIGA MIDNIMADA GERI EE NAIROBI
Wednesday, March 21, 2012
SHIR KA DHACAY:MINNEAPOLIS, MN EE BEESHA GERI
TAARIIKH:3/18/2012: MEEL:MINNEAPOLIS: WADAN:MAREYKAN.
Maalintii Axada ahayd ayaa waxa ka dhacay shir ay galeen Beesha halkaas degan ee Beesha Geri iyo Godoomiyaha Qurba joogta Beesha Geri u qaabilsan Koonfurta Somalia: Mjr:Abdirashiid Ahmed Taabe.
Maalintii Axada ahayd ayaa waxa ka dhacay shir ay galeen Beesha halkaas degan ee Beesha Geri iyo Godoomiyaha Qurba joogta Beesha Geri u qaabilsan Koonfurta Somalia: Mjr:Abdirashiid Ahmed Taabe.
Tuesday, March 20, 2012
SHIR KA DHACAY NAIROBI EE BEESHA GERI.
SHIR AY YEELATY BEESHA GERI-KOOMBE & GO,AAMADII KA SOO BAXAY
12 up to 19/03/2012
Shir ka dhacay:- Magaalada Nairobi
kaas oo furmay 12 ka Maarso
Shirka oo lasoo gaba gabeeyey 19 ka maarso
Saturday, March 17, 2012
SHIRWEYN OO BEESHA KA DHACEY-MOGADISHU, SOMALIA.
Shir Ka dhacay magaalada Muqdisho
Shalay oo ay taarikhdu aheyd 16 March 2012 waxaa magaalada muqdisho (Hotel Naasaa Hablood 2)ka dhacay Shir aad u weyn oo isugu yimaadeen Waxgaradka beesha Gerikoombe ee degen muqdisho iyo nawaaxigeeda.
Tuesday, January 31, 2012
Sunday, January 29, 2012
DOWLADA FEDERAL KA AH SIDA AY WAX ISUGU SHAANDHEYSEY.
Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo jeedaan wasiiru-dowlayaasha iyo
wasiiru ku xigeenad la isku bedelay
wasiiru ku xigeenad la isku bedelay
10. Axmed Max’ud Axmed {Yaaqshiid} waxaa loo magacaabay
wasiiru-dowlaha xiriirka Baarlamanka iyo xukuumadda
{Hawiye/Mudulood/Harti Abgaal}
11. Luul Cabdi Aadan waxaa loo magacaabay wasiiru-dowlaha wasaaradda
haweenka iyo arrimaha qoyska {Mirifle/Geledle}
12. Prof. C/llaahi Sheekh Cali {Prof. Qaloocoow} waxaa loo magacaabay
wasiiru-dowlaha wasaaradda Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga
{Hawiye/Saransoor/Dagoodi}.
13. Xasan Max’ud Jimcaale waxaa loo magacaabay wasiiru-dowlaha
wasaaradda Dastuurka Federaalka iyo dib u heshiisiinta
{Hawiye/Habargidir/Duduble}
14. Macalin Cali Aadan Cabdi waxaa loo magacaalay wasiiru-dowlaha
wasaaradda Macdanta Biyaha iyo Tamarta {Mirifle/Jiroon}
15. C/kariim Xaaji Cabdi {Buux} waxaa loo magacaabay wasiir ku
xigeenka wasaaradda dastuurka federaalka iyo dibu heshiisiinta{daarood/Gerikoombe)}
16. C/nuur Sheekh Ibraahim Rooble waxaa loo magacaabay wasiir ku
xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda {Hawiye/Abgaal/Waceysle}
17. Mahad Cabdalla Cawad waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka
wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga {Dir/Sure}
18. Marwo Muna Ibraahim Abiikar waxaa loo magacaabay wasiir ku
xigeenka wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska {Digil/Galadi}.
Friday, January 27, 2012
WASIIR KU XIGEENKA DASTUURKA IYO DIBU HESHISIINTA-SOMALIA
Mudanayaal iyo marwooyin:
Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux oo maanta loo magacaabay wasiirka ku xigeenka dastuurka iyo dib u heshiisinta. Cabdikariim hambalyo ayaannnu ku leennahay, waxaaananu kuu rajaynaynaa in Eebbe kuu fududeeyo hawshaas laguu igmaday oo runtii ah hawsha keliya ee wax ka qabadka u baahan mudadan kooban ee ka hadhay xilka xukuumadda. Waxa kale oo aannu iyana u hablayaynaynaa bahda Wardheer ( oo Cabdikariim laftiisu ka mid yahay) oo hawshaas u guntaday sidii looga midho dhalin lahaa. Ugu dambayn waa guul u soo hoyatay dhammaan Beesha oo ka maqnayd saaxadda siyaadda tan iyo intii ay dhacday xukuumaddii Soomaaliyeed.
Mahadsanidin Dhammaan
Axmed C. Xasan
Thursday, January 19, 2012
MAGACA BIXINTII MAAMULKA "KHAATUMO STATE OF SOMALIA.
Halkan waxaan ka arki kartaan cajiladii laga soo duubey magaca bixiintii Maamulka Beesha dhulbahante: KHAATUMO STATE OF SOMALIA.
Tuesday, January 17, 2012
Ururka hormarinta Siyaasada ee Beesha Geri koombe oo booqasho ku tagay Deegaanka(jasiira)
Guddoomiyaha Ururka dhalinyarada (Mr.Axmed Maxamed Cismaan Mukeyf) waxaa socdaalkiisa
ku wehliya Xubno Sare sare ee katirsa Ururka Siyaasada ayaa waxay socdaal indha indhayn iyo booqosho ah ku tageen Deegaanka jasiira duleedka muqdishu.
Monday, January 9, 2012
Tuesday, January 3, 2012
GUDIDA CUSUB EE BEESHA GERI KUNOOL:NAIROBI, KENYA
Date: 03 Jan 2012
Dhismo Guddi Siyaasadeed Cusub ee Beesha Geri koombe ay ku yeelaneeyso Nairobi Kenya
Sunday, January 1, 2012
DEGMADA CUSUB EE LAGA ABUURAYO KOONFURTA SOMALIA.
Sida aad la socotaanba waxaa beryahan socotey dadaal loogu jiro in laga abuuro Degmo uu leedahay Beesha Geri Deegaanka Koonfurta Somalia kuna Dhow xuduuda Kenya.
Subscribe to:
Posts (Atom)