Tacsi
INAA LI LAAHI WA INAA ILAHI LII RAAJUCUUN
Waxaan annagoo kala ah:
1. Dr. Maxamed C/raxmaan xasan iyo Reeerkiisa mpls MN
2. Nuur Ibrahhim Warsme iyo reerkiisa mpls MN
3. Nasir Xuseen Sh. Axmed iyo reekiisa mpls MN
4. Anis Nuur Ibrahim Iyo reekiisa mpls MN
5. C/raxmaan Xuseen Sh.Axmed mpls MN
6. Mawlid Nuur Ibrahim iyo reekiisa mpls MN
7. Nimco Cabdi roble mpls MN
8. Ifrah Axmed (dhabarlow) mpls MN
9. Cabdi Axmed (dhabarlow) mpls MN
10. Khadra Cali xayder mpls MN
11. Rashida Cali xayder mpls MN
12. Nuura dayib yusuf mpls MN
13. Istarlin dayib yusuf mpls MN
14. Maxamedxakiin c/ raxmaan iyo reekiisa mpls MN
15. C/raxmaan Ibrahim Takhal iyo reekiisa mpls MN
Waxaanu si wadajir ah Tacsi tiiraanyo leh ugu diraynaa dhammaan Qoyska REER Garaad Cismaan Garaad cali Garaad Aadan iyo Graad cabdimalik Garaad Cismaan(JANAN) meelkasto oo aay dunida ka joogaanba Geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee, MARXUUMO QAAYIBO XUSEEN MAXAMED. Waxay kudhimatay magaalada Jigjiga, ee dawlad deeganka somaalida ee Ethiopia.
Waxaan marxuumo qaayiba xuseen maxamed eebe uga baryaynaa in uu ka waraabiyo Janada fardawsa. Eheladii ay ka geeriyootayna samir iyo iimaan Alaha ka siiyo AAAAAAAAMMMMMMMIIIIIIIIIN.
Qore: Nasir xuseen Sh. Axmed
yours nasir live long
No comments:
Post a Comment