Tuesday, April 17, 2012

UGAASKA BEESHA OO CASHA SHARAF U SAMEEYEY: ODAYAASHA DAAROOD


CASHA-SHARAFTII: UGAASKA: ABDI OSMAN SAGAL

Sida aad ka aragtaanba markii Cashadu dhamaatey ayaa waxaa laga wada hadley sidii xirir wanaagsan loo sameysan lahaa ee Beesha Daarood dhexdeeda. Odayaashu waxay isla garteen in ay wada shaqeeyaan waxii hada ka danbeeya. Waxay balan qaadeen in Beesha Geri koonbe ay waxii hada kanbeeya ka ciyaari doonto door weyn arimaha Beesha Darood. Beeshuna waxay balan qaadey in ay Walaaloohood wax la qabsandoonaa. markasta oo arin siyaasadeed taagan tahay.

No comments:

Post a Comment