Waxaa lala socodsiinayaa Dhamaan Beesha Geri meelkasta oo ay joogaan in uu Jiro Shirweyn oo Dhicidoona Maalinta Axada Bishu tahay 4/1/12 3pm Minnesota Time 7pm London Time.
Shirkan oo uu Marti ku yahay Wasiirka Beesha: Abdikariim Haji Abdi(Buh). Wasiirka oo ka soo laabtey Mogadishu, Somalia ayaa wuxuu uga warimi doonaa Beesha sida wax u socdaan iyo waxa loo baahan yahay in laqto oo ku wajahan Shirarka loo qaban doono Somaliweyn ee Bisha May, 2012. Wasiirka oo ah Dibu heshiisiinta Somalia ayaa wuxuu isku deyayaa in uu la kulmo Beelo badan oo ay ka mid tahay Beesha Gerikoombe. Waxaa kaloo Shirka ka soo qaybgelayaa Gudoomiyaha Guud ee Beesha u qaabilsan Koonfurta Somalia. MJR: Abdirasheed Ahmed Taabe. Gudoomiyuhu wuxuu isna ka waramidoona sida ay wax uga socdaan Koonfurta Somaliya iyo meesha wax u marayaan Maamulka "Jubba Land".
Marka waxaa laga codsanayaa in qofkasta oo soo geli kara Shirka uu soo galo si uu uga faa iideysto Warbixinahaas ay masuuliyiintu ku bixinayaan.
Waxaad lasoo xiriirtaa si laguu siiyo nabarada lagu soo gelayo Shirka oo ah mid khadka Telefonka ah:
Siraaje Mohamed Haashi: 206-422-4106. ama
Ali Hassan(daksale) 507-271-5897.
Mahadsanidin.
qore: Ali Y Hassan(daksale
No comments:
Post a Comment