Waxaan halkan ku soo badhigeynaa Sawiradii Magaalada Cusub ee Beesha Geri-Koombe ka sameysaneyso Koonfurta Somalia. 
Marka sida aad aragtaan Magaaladu aad ayey u dhismeysaa howsheeduna way socotaa. Hal guri baa ka dhisnaa laba bilood ka hor hadana waad aragtaan. 
Marka waxaa idiin cad in aysan tani ahayn riyo e ay dhab tahay. Ninkii ka hara iyo kii aan aamisaneynba, Mar shaah waad ka cabi doontaan. 






No comments:
Post a Comment