Saturday, October 13, 2012

SHIR CUSUB: GERI IYO ETHIOPIA

DADWEYNE

Waxaa la idiin sheegayaa in uu jiro SHIRWEYN Maalinta Axada oo la rajeynayo in ay ka soo qayb galaan Garaad ka beesha iyo dadkale oo muhiim ah. Marka fadlan ka soo qayb gala shirka




MAALINTA: AXADA
TAARIIKHDA: 9/13/12
TIME: 12PM CENTRAL TIME(MINNESOTA TIME) 10AM SEATTLE TIME. 6PM LONDON TIME.
NABARKA: 281-936-4343
PASSWORD:4274





AGENDAHA SHIRKA


Waxaa looga wada hadli doonaa sida Beesha Geri ugu dhibaateysan tahay Wadan ka Ethiopia iyo Sida Oromadu u qaadaneyso Dalkooda. Waxaa kaloo looga wada hali doonaa Beesha guud ahaan sida wax loo wada qabsan lahaa.



Ali Daksale

No comments:

Post a Comment