Tuesday, January 31, 2012

SHIRKA BEESHA EE AXADA: 2/5/2012: HA MOOGAAN.

DADWEYNAHA BEESHA GERI.



waxaan idiin sheegayaa in lagu balamey in SHIR la isugu yimaado lagu kala war qaadanaayo. SHIRKA waxaa marti ku noqondoona: Wasiirka Cusub ee Reerka: Abdikariim Xaaji Abdi(buux), Gudoomiyaha Guud ee beesha:  Abdirashiid Ahmed Taabe, wax garadka beesha iyo gudiyada Beesha.


marka sida aan rajeyneyno masuuliyiintaas martida ah, sida Wasiirka wuxuu la sii dardaarmidoonaa beesha iyo waxii talo ah oo loosoo jeedinayo.  Sidoo kale. Gudoomiyaha guud wuxuu bixin doonaa war bixin guud oo ku saabsan waxa ilaa hada u qabsoomey iyo waxa uu ku tala jiro.


     HAMOOGAANINA SHIRKA AXADA XILNA ISKA SAARA SOO GELIDIISA.


PHONE:712-432-0190
PASSWORD:186840
TIME: 3PM CENTRAL TIME(MN TIME)
DATE: 2/5/2012

No comments:

Post a Comment