Hassen waxaa uu dhalay 4 oo kale ah
1. Sheekh Ishaaq
2. Sheekh Abayoonis
3. Sheekh Cumar
4. Yusuf(babul qurux) sheekh ishaaqna waxaa uu dhalay
1. Ibraahiin
2. Aadan iyo
3. Axmed
sadexdooda ilma ishaaq waxaa dad badan ka tagay Ahmed oo ah aabaha
* Reer Max'uud
* Muxumed(Bakacsiye
* Muuse(Muusedaar)
* Cumar
* iyo Abdalle
- Abdalle waxuu isaguna ka tagay
¤ Bahawiye
¤ Cawro
¤ iyo Jibriil
shantaa nin ee ilma Ahmed aad ayay u tarmeen waana kuwa ugu tirada badan Gari Koonbe marka oday oday loo abtirsado waxayna dhamaan degan yihiin jijiga iyo nawaaxigeeda.
Waxaa isagana sidaa si la'eg dad badan ka tagay Sheekh Abayoonis oo dhalay
1. Sheekh Maame
2. Sheekh Cali
3. Sheekh Dhaa
4. Jibriil
5. Sheekh Muuse
6. Sheekh Ahmed Bare
7. Fiqi yoonis
waxaa xusid mudan in 7 wiil ee uu Abayoonis dhalay in Sheekh Cali Abayoonis uu yahay tirada ugu farabadan marka abayoonis lagu abtirsado waxayna degaan ethiopia, kenya iyo somalia
* Sheekh Maame waxuu isaguna ugu badan yahay somaliland iyo galbeedka ethiopia
* waxaa xusuusin mudan in Gariga Wardheer ay yihiin 50 % ay ka yihiin Ahmed Bare intuu dhalay 50 kalena ay degan yihiin banka jijiga, waxaa weheliya oo wardheer degan reer aw Maame iyo tiro aan badnayn oo Abraahiin ah
* Fiqi yoonis dhamaan waxay dagan yihiin dalka Djabouti
* Muuse, Dhaa iyo Jibriil dhamaan waxaa laga helayaa Galbeed kililka soomalida Jijiga, gobolka Fiiq, gobolka Afdheer iyo zone Liibaan.
Sheekh Cumar oo la dhashay Abayoonis, Ishaaq iyo Yuusuf waxaa 75 % ay dagan yihiin Baay iyo Bakool somali waana qabiilka ugu farabadan dadka RRA lagu magacaabo ee ku abtirsada 9(09), inta kale waxay dagan yihiin oo lagu sheega kenya.
Sheekh Yuusuf Hassen oo lagu naanayso Baabul Qurux inkasta oo sifiican u tarmin hadana waa qabiilka ugu quruxda badan waxayna ku badan yihiin dalka Tanzania waxayna kamid yihiin ganacsatada waa wayn ee dalkaas.
N/B. Dadkaas aad aragtaan waxay ka tafiirmeen sheekh xassan oo gari ugu taga odoyga 9 aad ama gari 9 odoy ayuu ka tirsadaa hassen.
asc magaceyga waa omar waxan ku noolahay swedan waxan u mahad celinaya qof ka so qoray qoralkan iyo webkaba mida labad waxa raba in aan wax ka ogado arin aan muddo is weydiin jirey aniga waxa ahay tolweynaha geri koombe laakiin ma aqan waxa ka ahay aabahey waxu dhintay anigo 7 jir ah hoyadey aya ishegtay inan ahay gerikoombe wax kale kama taqano hoyadey geri koombe ayada ayana naso korisay ayada wa abgaal hoyadey waxey ishegtay in aabahey uu ka imadey gobolka baay ka hor inta uusan ayada guursan waxu mar macalin dugsi ku heyn jirey gobolka gedo intas ayey ii shegtay aniga waxa ila dhashay 2 gabar iyo 2 wil macalin hasanla dhahi jirey abahey tol weynoy tolkeyga seen ku bartaa tol la,an ilaah nama dhigee
ReplyDeleteCumar Xassan, waxaan doonayaa inaan iswareesano telephonkaan igala soo xariir 64 (03) 3582852 ama emailkaan aahussein@xtra.co.nz
DeleteCabdulqaadir
This comment has been removed by the author.
DeleteAsc waad mahdssn tahy wlsheen qaaliga ah ee waqtiga ku bixisey soo gudbinta qoraalkaN aan ka faa, iideysanay
DeleteAniga waxaan ahay geri kompe gaar ahaN waxaan ka ahay isxaaq xasan saa uma sii aqoon jirin wixii intaa ka baxsaN palse maanta ayaan qoralkan ka faa, iidey allah ku dhowro wlshey mcn plse waxaan rabay in aan su, aal yar ku waydiiyo Tanzania dadka naga jira sBabtay ku aaden iyo sidey nooga jiraan baaN rapay inaan waxkaa su, aalo
Wallo wax badan ayaan ka fa iiday wayo wax badan ayaa iga maqnaa mashaa alaah walk a ku bixiyay wakhtigiisa
DeleteAniga hadii abtirkeyga aan ka bilaabo awowgeyga 5aad waa kheyre Hasan Adam Berkan Adam Moalim Hassan Aweys Geri, waxaan ka bartey ayaydey ilaahey ha u naxriisto. Qaabka aan u bartey abtirkayga iyo qaabka halkan looga soo bandhigey isma lahan meeshey wax ka qaldan yihiin ma ogi.
DeleteF.g. Hada waxaan qabiil ahaan ka tirsanahay qabiil kale oo Soomaaliyeed
Sidee adoo lasndhere ah qabiil kale uga tursanaan wlle
DeleteNinkan aan dadkiisa doondoonayo, magaciisa waa Cumar... oo magac'kale lagu daray; sida Cabdi-nuur, Maxamed - cali, Maxamed - nuur. Waxaan qaybta dambe uga reebay inaanu qalad dhicin.
DeleteWaxaan hayaa tilmaamihiisa jirka oo farac ama ab-ka-soogaar ah.
Wuxuu ka yimid Galbeedka abbaarihii 1940 qiyaas ahaan. Halkaasoo reerkoodii ay degaan. Cumar dadkiisii kuwa maanta nool ha igala soo xiriireen telefoonkaan: 64 (03) 3582852 ama emailkaan aahussein@xtra.co.nz
Fiiro gaar ah: Cumar waa nin u dhashay Geri Koombe. Waxaan oga warramayaa dadkiisii meeshuu ku dambbeeyey iyo dadkuu ka tegeyba.
Cabdulqaadir
Asc wll waxaan ahay tolwaynaha gari koombe waxan ka ahay ibrahim sheikh ishaaq marka inta uu ibrahim ukala baxo ma ii sheegi karta kuma aan dhex dhalan tolkay
DeleteASC Wll dhamaan waan idi asc waxaan joogaa magaalada bay bay jinaa waxaan ahay Ida ayaan ahay wll wll sheyda
DeleteOmar Hassan.... Cidda aad ka tahay Geri Koombe waa dhib yar tahay waanna la hellayaa. Waxaad u baahan tahay xoogaa dadaal iyo in aad waqti geliso baadi-goobka aad ugu jirto cidda aad tahay Geri Koombe. Mar haddii ay Hooyo kuu sheegtay inaad tahay Geri Koombe, waxay hooyo ku siisay aqoonsi lama huraan ah oo lagaaga garan karo ummadda inteeda kale. Qaybta kale ee soo hartayna waxaa loo baahan yahay in aad addigu waqti geliso oo aad raaddiso bal cidda aad ka tahay Geri Koombe. Sida aan kuu sheegayna waa fududdahay taasu. Sidoo kale, waxaad raadisaa Aabbe dadkii la dhashay, sida Qoyskiisii cidda ka nool, gabdho wiillal, ama cid garanaysa Aabbahaa. Haddii taasi aad hesho, waxa markaa dhib la'aan aad ku hellaysaa in laguu sheego jillibka hoose ee uu Aabbe ka ahaa Geri Koombe.
ReplyDeleteNasiib wannaagsan ayaan kuu rajeynayaa. Meeshana marmar ha laysku arko. Aniga waa markii iigu horeysey ee aan arko Blog noocan oo kale ah. Kolley gabar wallaasheen ah ayaa waqtigeeda qaaliga ah gelisay si ay isugu keen soo aruurriso illeyn waxaan nahay bulsho kala daadsane. Aad ayaan gabdhaas qaaliga ah ugu Mahadcelinayaa. Eebbe khayr ha ka siiyo sida wacan ee ay wax u waddo iyo niyad wanaaga ay ku hawl gashay. Sidoo kale, waxaan ka codsan lahaa inay "Update" ku suubiso degelka.
Waa Mahadsan tihiin.
masha'alaaaah walahi runti warbixintaan waxaan raadinayay waligey dad badan baan waydiyay laakinn jawaabtu waxay ahayd qabiilkayga si fican uma aqaan. runtii midkamid ah group yada gari ee facebook ayaa waxaan waydiiyay intee u kala baxaa gari laakin wax jawaab issiyo ma arag aan ku qanco walaashay iyo walaalka isku hawlay hawshaan waxan leeyahay ilaahay ha idinka abaal mariyo dadaalkaas. sababtoo ah tani waxay keenaysaa in la is garto, runti cawa nin ba iyiri abti baad ii tahay oo abo yonis weeye hooyadey, mana garanayn abo yoonis meeesha aan iskaga so dhacno waad no faaiideysay walashay khayr alaha ku siiyo waxaana kuleeyahay keep posting further infos. si wad warbixinadaada aad ooga hadlayso gari koombe. thanks alot aniga wa c/casis oo jogo sudan ahna Cumar xasan - gari
ReplyDeleteWaxaan halkaan ooga Mahad celinayaa walaalka soo quray beesha Geri koobe sida eey u kala baxaan Mahad celin kadib hadii aan fagradeeyda ka dhiibto walaalka sooqoray warbixinta waxa uu yiri
ReplyDeleteAbayoonis Xasan
Isxaaq. Xasan
Omer. Xasan
Waa walaalo weey isla dhasheen waxaad nosheegtay abayooni inta uu ukala baxo iyo Isxaaq inta uu Ukukalabaxo laakin Omer Xasan maadan sheegin inta ukalabaxo arinta kale waa deeganka Omer Xasan waxa
uudaga dhaman koonfurta Somalia gaar ahaan baay iyo
jubooyinka kismaayo sakow salagle buaale iyo gado
Kenya itoobiya Geri koobe waxaa isku deign ha
abayoonis iyo Omer Xasan inta uu dago Omar Xasan
abayoonis waa uudaga raali noqda
Ad bad umahadsantahay walashay Een Waxan.ku waydiinlaha ibrahim ishaaq xagee dagaa
ReplyDeletedadka yaqaana weydii
ReplyDeleteakkkkkkkkkkkkkkkkk
ReplyDeletebeelaha gari koombe waa 12jiilb ee soo sheek meesha waxaba kuu maahaysiid
ReplyDeletedhulka korkiisa
Deletewalala omara xasaan aniga waaxan jooka isweedan maraka aniga talefankayka waa kaan ilaa soo xiiriir 0739546397
ReplyDeleteHaye libaax
DeleteWalal aniga cumar xasan ah xageed Sweden ka joogtaa
Deletewalaa maishegikarta sh dhaa abayoonis inta wiil u dhalay
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteASC Beesha sharafta leh meel kasta oo aad dunida dacaladeeda ka joogtaan; Waxaan rabaa inaan waxoogee sixitaan ah ku sameeyo matalan Xasan, Bahgurufle iyo Yaxye dhamaantood waa ilmo Awbeere Geri; Bedelkooda waxaa galaaya Magan Weyne Geri, Coofle Geri iyo Duse Geri; Waxaa kale oo iyadana aan saxayaa Siciid Geri ma jiro ee waa Siciid Harti, Meeshaa bedelkeedana waxaa galaaya Liibaan Geri. Dhamaantiin aad ayaad u mahadsan tihiin; gaar ahaan saxiibkayga soo qoray Jilibyada Geri; wixii talo iyo tusaale ah waxaad igala soo xidhiidhi kartaa Email kayga; hussein668@yahoo.co.uk.
ReplyDeleteDr Xuseen Cali Ibrahim
Asc Dr Hussein salaan ka dib su’aal bn qabaa in aan ku waydiyo hadii aad igaga garasha roon tahay cabdi Geri xagu degaan ahaan degan yahay xageese ku nool yihiin yuuse ka tagay
DeleteMadhaa allaah wll aad iyo aad ayaad umahdsantihiin waana wax lo baahnaa inaad no fa idaysaan aqoonta ad na dheer tihiin inshaa allaah anagana allaha naga dhigo kuwii dadka kale u faagiya
ReplyDeleteMahad said waxan ahay Bakacsiiye
ReplyDeleteAad ayad umahad San tahay qofka soo dhigay in kastoon badana wax ka aqanay hadane wad I faa idaysay
ReplyDeleteAad ayad umahad San tahay qofka soo dhigay in kastoon badana wax ka aqanay hadane wad I faa idaysay
ReplyDeleteWaxaan ahay nin warsangeli ah oo reer garaad ah waana jecelahay walaladay geri kookbe waa qabiilka ugu nasabsan ❤️
ReplyDeleteasc, kulina waa salaaman tihiin, halkaan waxaan rabey in aan liga cawino si aan kuhelikaro familka reer ayeydey in aan radiyo aan barto, waxey kadhalatey reer abayoonis waxaa dhaley roble hassan ku maga dheeraa hassan dhurwaay dhinaca Ethiopia.
ReplyDeleteok
DeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteAnigu maahi garri lkin xaaskeyga ataa ah garri kuwa bay daga marka maheli karaa jilibka dago bay mgcooda
ReplyDeleteGeri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago ku qaatay inj deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan Reerka wa taas tarikhdoa
DeleteAnigu maahi garri lkin xaaskeyga ataa ah garri kuwa bay daga marka maheli karaa jilibka dago bay mgcooda
ReplyDeletehaa yin taar waaye wll
DeleteAniga wxaan wiil ka tirsan bahda Gari_koombe gaar ahaan Abraahiim oo reer cumar guleed ah
ReplyDeleteAad ayaana idiinku mahadnaqayaa maadama aad dadkeena udadaalaysaan oo aad isku keenaysaan waxaana jooga wadan Germany wxaa idin leehay wx yar ma aha howsha aad wadaan markaa haka caajisina in aad dadkeena udadaashaan si aynu dadka iyo somalia ba uga dhax muuqano Good luck Aad ayaanad umahadsantihiin dhmaaan Beesha Geri_koombe����❤️
Walalayaal ,waxaan rabay abtirsiinta Garaad Mataan Cusman Khalid oo ahaa ninkii Geri kombe u talin jiray xiligii Axmad Gurey .Wuxuuna qabay Fardawsa oo la dhalatay Imaam Axmad Ibrahim .
ReplyDeleteMagaciisu waa Mataan Cusman Khalid.
This comment has been removed by the author.
ReplyDeleteAsc dhamaan beelweynta geri koombe
ReplyDeleteWaaa idinkuu hambalueyn abtirsiinyaha
Aad uga faa idaynaysaan bulshadiina
Mrkasta waan idin taageersanahy guulaysta
Anigu wxaan ahay nin CABDI KOOMBE(jambeel) AH
Intaa kadib
Wxaan codsan in REER SHEEKH ABAYOONIS qofki halkan soogala inuu ilasoo xidhiidho
wcs walal aniga ah rer sheikh abayoonis lambarkaga waka +242612647475 maxn kaacawiya
DeleteWaligey Abdi Kombe ma maqal, xageydagaan Cabdi kombe
DeleteWalaalahayga garikoombe iyo guud ahaan inata qoraalkaygu gaadho dhamaantiin waan idin salaamay
ReplyDeleteSalaan kadib walaalayaal waxaan codsanayaa in faahfaahin laigasiiyo jifada XASAN GARI meesha ay dagto
Waad mahadsantihiin
Tnks to my wllhy tolkayga anku fano runtii waxn ka helay xog muhiima
ReplyDeleteMaaaan shaaa allaaah thanks walal
ReplyDeleteAsc wr wb, walaalayaal waan idin salaamay. Salaan kadib waxaan baaritaan iyo xog uruurin kuwadaa nasabka qaybo kamida qabaa'ilka Soomaalida. Markaa waxaan si wayn ugu baahnaa qof kala yaqaanna Lafaha Geri Koombe iyo meelaha ay kala degaan. Baahidaas weyn ee aan qabo ayaa halkan isoo gelisay, waxaan idinka codsanayaa qofkii nasabkaas aqoon u leh ama xitaa igu xiri kara qof aqoon u leh inuu igalasoo xiriiro. Cajiib121@gmail.com ama 00252633829289. Mahadsanidiin.
ReplyDeleteWaxan rabaa inla iisheego Cumar Xasan Geri inta uu dhalay. Waa inta aqoonta uleh, Mahadsanidiin.
ReplyDeleteGeri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago ku qaatay inj deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan
DeleteAsc, Magacaygu waa Aadan Sh. Xasan Xaaji Cali, Waxan rabaa inla iisheego Cumar Xasan Geri inta uu dhalay. Waa inta aqoonta uleh, Mahadsanidiin.
ReplyDeleteReply
Geri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago ku qaatay inj deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan
DeleteAsc dhamaan beel waynta geri koonbe
ReplyDeleteWalaalayaal waxaad iisheeg taan geriga bay dega ma qabiil madax banaan oo geri ladhaha mise Raxanwayn buu katirsanyahay oo uu ku saami qaataa
Waad mahadsantihiin walaalaha hawsha isku hawlay Anigu dhulbahante baan ahay runtii na geri waa tolkey aan jeclahay ee dadaalka iyo is barida reerka wada oo kuwa jabuuti xitaa radiya
Geri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago sidas kusami qata deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan
DeleteMasha Allah aaad iyo aad bn ugu frxy
ReplyDeleteSU aal yaa yaqaan odayga mahammed Sariir ee dhinacaa iyo bakool yimid
ReplyDeleteMaan sha allah wax badan ayaan kafahmay lkn anigu waxaan aad oogu baahanahay in la iftiimiyo 12 ka lafood ee gari ku abtirsada meelaha ay kala dagan yihiin. ...
ReplyDeleteMaan sha allah wax badan ayaan kafahmay lkn anigu waxaan aad oogu baahanahay in la iftiimiyo 12 ka lafood ee gari ku abtirsada meelaha ay kala dagan yihiin. ...
ReplyDeletewalalaha soqoray maqalkan ad ayay umahadsayihin, waxan kacodsani lahaaa inay aqbaradankan camal no sogudbiyaan,waxan rawaaa mida kale inan ogado sabata an dowlada Somalia waxba an ugu noqoni lanahay, waxa inodiday ayan rawaaa.
ReplyDeleteLibax libax dhalay gari dhiig lehba Adaa ka arkaa sxp waa sual is weydiin mudan sxp Wanjaclanlaha inan wada hadalno ee Ila soo xiriir
DeleteIla soo xiriir please
DeleteWaalaha waad kumahadsantihiin sida fahfaahsan aad u soo qorteen
ReplyDeleteWaxan rabaa magaca saxda ah ee ilkaxume geri
ReplyDeleteIla ilkaxume waa nanes ehe
Thnx
Mohamed gari la dhahaa
DeleteNote siyaa siinta familka waxan ka codsanaa si loo badbaadiyo jeelka dambe fadlan degan in la sameeyo sida kismayu, si siyaasada loo karkariyo waayo waxaad umaleysaa saaxada siyaada in aan kamaqanahay becoz of poor political that did not link youth were thy are hope success, greating from mugdisho warmly
ReplyDeleteMaashaa Allaah wll waa wax aad loogu farxo oo ay kafaaiidaysan doonaan jiilka danbe. Aniguna waxaan ahay nin Bahgurufle. ♥️Bahgurufle♥️
ReplyDeleteMahadsnid Walal anigu waxaan ahay awbeere Geri isxaaq Hassan waliba nin Rer mohamuud ah ban ahay
ReplyDeleteMasha allah walh wax bdn ayan ka faidey aad na wan uga farxay qormadan aniga waxa la ishagey in an geri kommbe ahay lkn nasib daro ma arki jirin dad sida u bdn o geri ah in kasto an ku dhashey kuna so barbarey baydhabo kadib waxan u so waregay kenya aad ayey igu adkatay in an geri an ahay dhaho waxan ka cabsan jiray in la igu dhaho wad aheganeysa xalka edayasheyda aderadayda ila yabi jiren sababta an afka maayga si kastoy wax igu abtiriyan wan fahmi weysana waxayna i shegayen in an geri ka ahay Cumar hassan in kasto wali muqdi igu jiro waxan jeclan laha qof si fcn an wax u weydiyo o iga jahil bixin karo mise si fcn u yaqan tarikhda saxan ee geri kombe wad mahadsantin waxan rajeynaya in la sio jwbi dino insha allah
ReplyDeleteWaa maqaal aad wanaagsan. Jazaakum Allah kheyra. Anigu waxaan ahay nin Ogaadeen ah oo Bahgari ah-Reer xamar-Bahiyo bah Cabdalle.
ReplyDeleteBeesha gerikoombana waa walaalahayn waana dad aad u wanaagsan, iga goddooma sallaan diiran. MAHADSANADIIN, WISH YOU ALL THE BEST.
jambel ma cabdi geri kombe miyaa. waxee tagan bari puntland
ReplyDeleterer cabdi geri ma jambel baa
DeleteIsxaaq Hassan waa Leeendheere
ReplyDeleteBoqortooyadi Rer mohamud ban ka si ahay
GeriKombe Sheikh Omar Hassan waxu dhalay Yahye Carab waxu si dhalay Owsame waxu dega kor ubood intisa badan Yantar ayay shegtan Lkn asalkoda sidas ka ahan gerikombe oo degan gedo aya jiro kuwaas aya asalkoda shegta kuna faana lkn kuwa degan bay iyo bokool wa bedelmen waxey noqden Yantar Lkn asalka aya muhiim ah qofkasta wa inu luminin faraciisa hada tusale qabiilka ceer faqashini waxey ahan jiren ajuran wa bedeshen magaca Habargidir ayay noqden gerikombe Sheikh Omar Hassan wa sidaas oo kale Lkn qofki asalkisa ku fana aya sharaf leh Geri kombe Wa qabiil weyn oo tarikh leh nasab ah majirto sabab uu unoqdo Raxanweyn degan aya ka dhexeya wa isla degan balse wa bedelmen 70% Hands up inta aan bedelmin
ReplyDeletehttps://gerikoo.blogspot.com/2020/06/geri-koombe-reer-sheikh-omar-oo-dega.html?m=1
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteSixitaan Gerikombe degan bay iyo bokool ma ahan ilmo Hassan geri ee waa owbere geri Sheikh Ismail yahye carab owsame Sheikh Hasan Sheikh cumar odeyga Sheikh Omar waxu so degay bay bokol asago diin dadka barayay wuu ku gursaday ku ilmo dhalay tulo kor ubood la dhaho islanta u gursaday Yantaar aheyd madama dadka mesha degan yihiin gaanshaan buur waxu gashanbuur dhaqan iyo dhul wadaag la noqday rer abyashisa saami qeybsiga siyasada xata ayaga ayu la qeybsada abtirikisa wa saas Sheikh Omar marki lagu abtirsanayo waxa la dhaha Gerikombe owbere rer sheikh Omar Sheikh Hassan ayaga ku tarmay bay iyo bokool qof kasta oo dhalad ah Geri oo degankisa yahay Bay iyo Bokool oo Yantaar dhaqan dhiig dhul la wadaga waxa so galayo abtiriskisa Sheikh Omar Sheikh Hassan
ReplyDeleteAsc dhaman bahda sharafta leeh wan idiin salamayaa ano joga dalka jabuti
ReplyDeleteIlma adera yaloow ragaas bay iyo bakol ku nool ee gari kombo ah eeku milmaay yantaar iyo qolyahasi wa iin lo shega inaay gari kombo yihiiine wa arinka ugu muhimsaan
ReplyDeleteDadka abtiriskoda yaqan ma milmi karaan lkn sheegad qabiil kale wa noqon karaan hadey abtirsadan awbeere geri yahye carab awsame Hasan geri Sheikh cumar ayay galayan 7 ama 8 oday kadib
DeleteMasha malagu jiira
ReplyDeleteWaa Si wanaagsan Sida aad u iftiimisaan. Waxaa jiri doona shiweyne ay beeshu isugu iman doonto Xamar dhamaadka Sanadkan ka soo qayb gal wanagsan
ReplyDeleteAsc magaceyga wa abdirahman kuna nool magaalada mugdisho waxn ahay beesha weyn ee Geri koombe wxana ka ahy Hassan geri oo kasii ah reer sheikh Abayoonis dhaman inta katirsan Familkan wxn leeyahay brasho wngsan lkn ma garanaayo wxn kasii ahay Abayoonis
ReplyDeleteSxb, Abbaa Yoonis waa Oromo. Markaa Xamar u qaxi jirteen iyaa Somali is qorteen.
DeleteWar maxaa adiga kaa qaldan. Waad jahwareersan tahay ee orod wasx soo baro. Adigaa oromo ah baan filayaa Shiekh Abayonis aka sheikh Abu- Yonis adiga ciduu yahay lagaama waraysanayo. Orod jifooyin aad sheegato meelaha kale udoono. Reer sheikh Abayonis abtirsiimadiisa laysama waydiinayo.
DeleteReer Sheikh Cumar Sheikh Hassan. Rer Adan .Sheikh Mahdi Arab .Awsame .Samatar .Ahmed .Yahye awbeere Geeikombe Kablalax Darood.
ReplyDeleteWaxan degna Gobolka baay dadkena meshas degan waxay ku abtirsadan Yantaar oo raxanweyn ah abtiris ahaan uma galan yantaar lkn Bah Sheikh Omar odeyga labad aya kamid noqday ugaaska besha yantaar dadki kasi farcamay dhanka odeygas Mohamed dhafare oo lo yaqano mad dherow ayay ku abtirsadan
Sheekh Maame, waa Oromo. Sheekh Mohamed iyaa loo jeedaa. SHEEKH ABAYONIS waa Sheekh Abbaa Yonis, waana Oromo isba. Magacan Kombe waa qabil ka tirsan Boran oo muslimey oo Ku abtirsadey Aw Ismaaciil.
ReplyDeleteSuch freaking troll. Why don’t you find another blog to troll huh. Go away. If you MTF Oromo find your people we are not it. We are Geri Koombe a Noble family in Darod. Go away and find people to claim you’re not claiming us. We are solid. UNDERSTAND!
DeleteNice response! Thanks cheetahgirl101.
DeleteWhat a jerk, Jackass retard. Someone kick out this asshole out of our forum.
Magaceygu waa suleeqa dhore bulle waxan jooga dalka Ethiopia gaar ahaan DDS gaar ahaan gopalka liibaan gaar ahaan degmada dolo Addo waxaan doonayaa inaan barto bahweynta sharafta leh ee GK marka miyuu lyhy wahats App
ReplyDeleteaniga runtii ma kala aqaano lkn waxaan ahay geri koombe ka soo jeeda baay jecelna inaa kala barto rabana inaa magaceeyna sareeysiino insha allh qaar ka mida dadkeeyga waxaa loo dilay daarood ahaan
ReplyDeleteAwoowgay ayaaba loo dilay sababtaas
Deletewaxaan jeclaan lahaa haduu jiro group WhatsApp ah Hala so share gareeyo insha allh
ReplyDeleteAsc Geri koombe family wxn rabaa inan idin weydiiyo Abtiriska Reer Sheikh Abayoonis maso galaa laf lagu magacaabo Yahye Macruuf hada idhaantan ama iga aqoon roo tihin iiga jwba Thanks
ReplyDeleteAsc marka hore waan idin salamay tolkayga waxaan ahay cumar xasan daga jubaland
ReplyDeleteWaxaan aad ugu faraxsanahay in aan maanta helay tolkayga waxaan idinka codsan lahaa in aad group noo samaysaan madama aaan adunka dafihiisa aan ku kala nool nahay
ReplyDeleteAniga waxaan ku nolahay wadanka Sweden majiraan gari koombe ku nool Sweden
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeleteThis comment has been removed by the author.
ReplyDeletesalaam tolkeeyga group ma aas aasna si aan ugu midoowno sida ugu dhaqsiyaha bdn aniga waxan ku noolhy turkeyga haduu jiro qof igu la nool ha ila si hdlo insha allah
ReplyDeleteWaxaan ku noolay Mareykanka, waxaan kasii deganahay magaalada Maplewood oo ku taal gobolka Minnesota.
ReplyDeleteGK > Aba Yoonis> Sheekh Maame. Walaalayasheyda qiimaha iyo qaayaha badan iilahow, fadlan qofkii doonayaa wuxuu igala soo xidhiidhi karaa, tabaha soo socdaa kuu doono;
By telephone: (651) 239-2887
Via email: amoha389@icloud.com
Thanks all🙏
Asc dhamantin
ReplyDeleteWaxanrabey in an zax ahay iyo inkale rabey madama dhawan la ii sheegy abtiriskeyga marka an kabilabo awowgey 6 Aarow,kulmis,berkan,maxamed,maxamuud,cumar,diin,owmame,abyonis,xasan,Garikoomebe