Monday, April 16, 2012

SHIRKA DHACAY: MOGADISHU, SOMALIA.

Shir Balaaran Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho Shir Wayne Balaadhan oo ay isuugu Yimaadeen dhamaan Qaybaha kala duwan ee Bulsho Waynta Beesha Geri Koombe ee kudhaqan Caasamada Somaliya ee Muqdisho,

Shirkan oo ay Soo Qaban Qaabiyeen Ururka Dalinyarada Siyaasada ee Konfurta Somaaliya Fadhigiiso Uu Yahay Magaalada Muqdisho Ayaa Ujeedadiisu Waxa ay Ahayd sida loogu Qeebgelilahaa Ansixinta Dastuura Cusub ee Somaliya.
Shirkan oo Mudo Saacado ah Soconayay ayaa Waxaa Halkaasi isuugu Yimid Cuqaal iyo Waxgarad Farabadan Kuwaasi oo dhamaantoodba kadoodayey Kaqeebgalka Ansixinta Dastuurka Cusub ee loo Sameynayo Somaliya sidii loogu Qeb Geli lahaa ayaa halkaasi lagu Falanqeeyey
Muqdishu Soamliya

No comments:

Post a Comment