innaa lilaahi wainaa illayhi raajucuun waxaa magaalada jigjiga lagu aasay allaha unaxariistee marxuun 
 maxamed cabdiraxmn (naafac )  oo xanuun ugu geeriyooda dhakhtar ku yaala magaalada adis ababa naafac wuxuu ahaa wiildhalinyaro ah kana mid ah garsoorayasha maxkamada guud ee D.D.S.I wuxuuna ahaa xubin firfircoon oo katirsan dhalinyarada beesha gerikoonbe 
 
waxaan ugatacsiyay nayaa geeridaa foosha xun dhamaan eheladii qaraabadii asxaabtii iyo beelwaynta gkb ee uu ka geeriyooda 
 
samir iyo iimaan allaha inga wada siiyo isagana naxariistiisa ha huwiyo 
amiin amiin amiin
No comments:
Post a Comment