Tuesday, January 3, 2012

GUDIDA CUSUB EE BEESHA GERI KUNOOL:NAIROBI, KENYA

                                                                       
                                                                                 Date: 03 Jan 2012


Dhismo Guddi Siyaasadeed Cusub ee Beesha Geri koombe ay ku yeelaneeyso Nairobi Kenya


 
Al Sallaamu Calaykum,

Sallaan ka dib markii ay Taariikhdu aheyd, January 2, 2012, ayaa waxaa Shir yeeshay Siyaasiyiin iyo Wax garad u dhashay Beesha , waxaana meesha lugu doortay Guddi Siyaasadeed Joogto ah oo ka howlgala Maghaalada Nairobi, maxaa yeelay Beesah ma leheyn Guddi Siyaasadeed oo si joogto ah u howl galo.

Shirkaan wuxuu ahaa mid Muhiim ah oo looga doodaayay Arrimaha Beesha iyo sidii ay Beesah ay Horumar ugu sameeyn laheeyd Dhinaca siyaasadda isla markaana ay wax ula Qeybsan laheeyd Beelaha kale ee Soomaaliyeed ee joogga Nairobi iyo sidii mar walba ay war u siin lahaayeen Dhammaan Beesha Geri meel kaste ha joogeen.

 Haddaba Guddiga lugu doortay ee Nairobi ka shaqeeyn lahaa waa kuwaan:

1-      Maxamuud Xaad                                       : Guddoomiye Guddiga
2-      Ibraahim Ismaaciil ( Sheekh Xalaal)       : Guddoomiye Ku Xigeen 1 aad
3-      Siyaad Barre                                              : Guddoomiye Ku Xigeen 2 aad
4-      Nabadoon Cabdi Weli Macalim               : Xubin
5-      Cabdi risaaq Shiino                                   : Xubin
6-      Axmed Haadi                                             : Xubin
7-      Cumar Cali Gudaal                                   : Xubin
8-      Daahir Maxamed Sheikh                          : Xubin 

Waxaan halkaan ka caddeeynaya in 8 ruux ay yihiin kuwa si toos ah u Deggen Nairobi isla markaana loo arkay in ay yihiin kuwa howsha Siyaasadeed ee ka socota Nairobi si toos ah u fulin kara.

Mar labaaad Waxaan Sallaan Qaali ah u Direena Dhammaan Beesha Geri meel kaste ha jooggaan.

Fiiro gaar ah: Guddiga waxaad ka soo wici kartaan telefoonadan:
                             Mobile: +254 722720589 / +254 722780721

Mahad Sanadiin,

Guddoomiyaha Guddigga Siyaasadda ee Nairobi

Mr. Maxamuud Xaad

No comments:

Post a Comment