OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS.
Waxaa la ogeysiinayaa Beesha
Gerikoombe Meelkast oo ay ku nool yihiin. In uu dhici doono Shirkii Sanad laha
ahaa ee London UK in uu dhicidoono December, 22, 2012.
Shirku wuxuu bilaaban doonaa 2:00pm
Wakhtiga London. Waxaa laga codsanayaa dadka ku nool London amakasoo qeyb
gelayaa Shirka in ay wakhtiga ilaaliyaan oo imaadaan 12:00pm.
AGENDA HA
SHIRKA SANADKAN WAA:
“FUNDRAISE FOR:GABO-GABDDHOOLE:
DEGMADA BEESHA GERI-KOOMBE:
KOONFURTA SOMALIA.
Waxaa la rajeynayaa in ay ka soo qaybgalaan dad aad u badan siyaasidiin
iyo aqoonyahano badan. Shirku wuxuu kaloo ka bixidoona “LIVE” TV iyo website ka
sida aan rajeyneyno.
Waxaa abaabulaya Shirka Sanadkan:
Geenyo Geri, Ibrahim iyo
Dhalinyarada reer UK oo dhan.
Waxaan kala xiriiri
kartaa nabarkan wixii suaalo ah:
DurDurBG@gmail.com
MARKA
HAMOOGAAN.
HAMOOGAAN.
Qore:
Ali Daksale
No comments:
Post a Comment