Sunday, April 29, 2012

TACSI: MOHAMED ABDIRAHMAN(NAAFAC)

innaa lilaahi wainaa illayhi raajucuun waxaa magaalada jigjiga lagu aasay allaha unaxariistee marxuun

Saturday, April 28, 2012

SHIR WEYN: MOGADISHU, SOMALIA.

Shir Wada tashi ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Shalay oo ay taariikhdu eheed 27 April 2012, ayaa waxaa magaalada muqdisho ka dhacay shir wada tashi ah , shirkaas oo ay marti ku ahaayeen, Wafuudii ka timid Nairobi oo uu hogaaminayey Ugaas Cabdiqadir Sh.Muxumed Bille.
Shirkaas ayaa waxaa uu ahaa mid aad u weyn kaas oo ay soo abaabuleyn Gudiga Siyaasada muqdisho.

Sunday, April 22, 2012

Monday, April 16, 2012

SHIRKA DHACAY:TELECONFERENCE:

Sida aad la socotaanba, beryahan waxaa si is dama joogah ugu howlanaa arimaha Beesha iyo Somalia guud ahaan ba arimaha dibu heshiisiinta. Wasiirka Beesha. Mr. Abdikarim H Abdi(buh). Wasiirka oo Beesha war bixino guud iyo gaarba ka siiya sida ay howshu u socoto xaalka Siyaasada ee Somalia ayaa wuxuu u soo jeediyaa Beesha qodobo aad u mihiimsan oo uu kula taliyey in masuuliyiinta Beeshu ay sameeyaan.

SHIRKA DHACAY: MOGADISHU, SOMALIA.

Shir Balaaran Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Wednesday, April 4, 2012

SHIRARKA DHACAYA: WAJEER, KENYA

SHIRAR LAGA FILAYO IN AY KA DHACAAN DEGMADA WAJEER, KENYA

Sida wararku nagu soo gaarayaan, waxaan la rajeynayaa in Beesha Geri ay Shir ku yeelato Magaalaga Wajeer, Kenya 4/6-4/7/2012. Shirarkan oo looga wada hadli doono arimaha ku saabsan sida loogu diyaar garoobi lahaa Doorashooyinka dhici doona Sanadka Danbe 2013 ee Kenya.

Tuesday, April 3, 2012

SHIRKII KA DHACAY:MINNEAPOLIS, MN 4/1/2012

SHIR KA DHACAY MINNEAPOLIS, MINNESOTA.

Waxaa Shirtey Beesha Gerikoombe ee ku nool Gobolka Minnesota Wadanka Mareykanka. Beesha oo ka wada hadleysey Arimo u khaas ah Beesha Meesha degan iyo Arimo Guud ee Beesha sida Shirkii weynaa ee isna dhacay isla maalintaas khadka Teleconference ka. Xubnaha Beesha oo si Toos ah ugu xirnaa shirkii weynaa ee Wasiirka Beesha Mr. Abdikariim Haji Abdi(buh) uu ugu waramayey Beesha.