Sunday, January 29, 2012

DOWLADA FEDERAL KA AH SIDA AY WAX ISUGU SHAANDHEYSEY.



 
Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo jeedaan wasiiru-dowlayaasha iyo
wasiiru ku xigeenad la isku bedelay

 
10. Axmed Max’ud Axmed {Yaaqshiid} waxaa loo magacaabay
wasiiru-dowlaha xiriirka Baarlamanka iyo xukuumadda
{Hawiye/Mudulood/Harti Abgaal}
11. Luul Cabdi Aadan waxaa loo magacaabay wasiiru-dowlaha wasaaradda
haweenka iyo arrimaha qoyska {Mirifle/Geledle}
12. Prof. C/llaahi Sheekh Cali {Prof. Qaloocoow} waxaa loo magacaabay
wasiiru-dowlaha wasaaradda Shaqada Dhalinyarada iyo Isboortiga
{Hawiye/Saransoor/Dagoodi}.

13. Xasan Max’ud Jimcaale waxaa loo magacaabay wasiiru-dowlaha
wasaaradda Dastuurka Federaalka iyo dib u heshiisiinta
{Hawiye/Habargidir/Duduble}
14. Macalin Cali Aadan Cabdi waxaa loo magacaalay wasiiru-dowlaha
wasaaradda Macdanta Biyaha iyo Tamarta {Mirifle/Jiroon}
15. C/kariim Xaaji Cabdi {Buux} waxaa loo magacaabay wasiir ku
xigeenka wasaaradda dastuurka federaalka iyo dibu heshiisiinta{daarood/Gerikoombe)}

16. C/nuur Sheekh Ibraahim Rooble waxaa loo magacaabay wasiir ku
xigeenka wasaaradda arrimaha dibadda {Hawiye/Abgaal/Waceysle}
17. Mahad Cabdalla Cawad waxaa loo magacaabay wasiir ku xigeenka
wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga {Dir/Sure}
18. Marwo Muna Ibraahim Abiikar waxaa loo magacaabay wasiir ku
xigeenka wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska {Digil/Galadi}.

Friday, January 27, 2012

WASIIR KU XIGEENKA DASTUURKA IYO DIBU HESHISIINTA-SOMALIA

Mudanayaal iyo marwooyin:
 
Waxa aan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux oo maanta loo magacaabay wasiirka ku xigeenka dastuurka iyo dib u heshiisinta. Cabdikariim hambalyo ayaannnu ku leennahay, waxaaananu kuu rajaynaynaa in Eebbe kuu fududeeyo hawshaas laguu igmaday oo runtii ah hawsha keliya ee wax ka qabadka u baahan mudadan kooban ee ka hadhay xilka xukuumadda. Waxa kale oo aannu iyana u hablayaynaynaa bahda Wardheer ( oo Cabdikariim laftiisu ka mid yahay) oo hawshaas u guntaday sidii looga midho dhalin lahaa. Ugu dambayn waa guul u soo hoyatay dhammaan Beesha oo ka maqnayd saaxadda siyaadda tan iyo intii ay dhacday xukuumaddii Soomaaliyeed.
 
Mahadsanidin Dhammaan
 
Axmed C. Xasan
 

Thursday, January 19, 2012

MAGACA BIXINTII MAAMULKA "KHAATUMO STATE OF SOMALIA.

 
Halkan waxaan ka arki kartaan cajiladii laga soo duubey magaca bixiintii Maamulka Beesha dhulbahante: KHAATUMO STATE OF SOMALIA.
 
 
 

Tuesday, January 17, 2012

Ururka hormarinta Siyaasada ee Beesha Geri koombe oo booqasho ku tagay Deegaanka(jasiira)


Guddoomiyaha Ururka dhalinyarada (Mr.Axmed Maxamed Cismaan Mukeyf) waxaa socdaalkiisa
ku wehliya Xubno Sare sare ee katirsa Ururka Siyaasada ayaa waxay socdaal indha indhayn iyo booqosho ah ku tageen Deegaanka jasiira duleedka muqdishu.

Monday, January 9, 2012

TACSI:

                                                 Tacsi



INAA LI LAAHI WA INAA ILAHI LII RAAJUCUUN

ROAD MAP TO UNITY ON GERI-COMMUNITY AROUND THE WORLD.

The year of 2012 Plan

 By: Rashiid Axmed

Tuesday, January 3, 2012

GUDIDA CUSUB EE BEESHA GERI KUNOOL:NAIROBI, KENYA

                                                                       
                                                                                 Date: 03 Jan 2012


Dhismo Guddi Siyaasadeed Cusub ee Beesha Geri koombe ay ku yeelaneeyso Nairobi Kenya

Sunday, January 1, 2012

DEGMADA CUSUB EE LAGA ABUURAYO KOONFURTA SOMALIA.

Sida aad la socotaanba waxaa beryahan socotey dadaal loogu jiro in laga abuuro Degmo uu leedahay Beesha Geri Deegaanka Koonfurta Somalia kuna Dhow xuduuda Kenya.