Monday, December 26, 2011

SHIRKII GAROOWE OO SOCDA

Waxaa maalmahan ka socdey Caasumada Garoowe oo ah Caasumada dowlada Puntland, Somalia Shirkii wada tashiga Somaliyeed.



shirkaas oo lagu soo isku raacay in dastuur lagu qoro Somaliyeed, laguna ansixiyo tirada baarlamaanka oo noqoneysa 225 xubnood. Marka Shirkaas oo Beesha Daarood loo qorsheeyey 50 Xubnood ayaa waxaa la rajeynayaa in Beesha Gerikoombe ay wax ka hesho xildhibaanadaas hadii ay raad sadaan.


"madaxweynaha Puntland"



Marka iyada oo weli uu socdo Shirku waxaa lagu talo jiraa in Beeshu bal u dirto wafti taas oo sidii looga bartey Beesha markasta dib uga dhacda arimaha siyaasadeed. Laakiin iyada oo Beeshu aad u degan tahay caasumada Garoowe, ah meel aad looga yaqaano Beesha Geri, Waxaa la rajeynayaa in Dad degaanka horey u joogey ay ka qayb geli doonaan Shirka qayb da beeshana u qaadi doonaan.


"hotelka lagu shirayo"


No comments:

Post a Comment