SHIRKII AXADA OO LASOO GAAREY WAKHTIGIISII.
Sida aan idiin soo sheegney waxaa dhacaya Shirkii Axada Qaybtiisii labaad. Marka fadlan ha laga soo qayb galo Shirka. Shirkan wuxuu u furan yahay Dhamaan beesha Gerikoombe meelkasta oo ay joogto. Waxaa looga wada hadlayaa Sida Beesha Geri uga qayb geli lahayd arimaha Siyaasada ee kasocda beryahan Somalia gaar ahaan Koonfurta Somalia. waxaa marti ku ah Shirka. Major: Abdirashiid Ahmed Taabe.
nabarka lagu soo geli waa:
712-432-0190-
furaha qolku waa: 186840#
qore: Ali Daksale
No comments:
Post a Comment