Wednesday, December 28, 2011

TALO SOO JEEDIN: DAHIR MOHAMED(WASHINGTON)

Sallaan ka dib dhammaan Beesha Geri meel kaste ha joogen waa in aad Heeggaan buuxa aad gashaan si aad wax ula Qeybsataan Soomaali weyn oo dhan taas oo ku saabsan inaad ka Qeyb gashaan  DHISMAHA DOWLAD SOOMAALIYEED.

Monday, December 26, 2011

SHIRKII GAROOWE OO SOCDA

Waxaa maalmahan ka socdey Caasumada Garoowe oo ah Caasumada dowlada Puntland, Somalia Shirkii wada tashiga Somaliyeed.