Tuesday, November 13, 2012

BEELAHA:GERI-KOOMBE

Heey Tolkeygo, waxan helay wax aan rabo inan idinkaga faaideyo.
please share& like. Beesha Geri Koombe o dhan gaarsiiya inshallah. Kala bartana, waan idiin kugu imtaxaani doonye kkkkk :p
im joking lol, i hope you guys find this useful. thank you. Your fellow Geri Koombe SisterBlack heart (cards)

1ilka xume geri 2 abrom geri 3 aw beere geri 4 case geri 5 cabdi geri 6 aadan yare geri 7 bah gurufle geri.8 xassan geri. 9 siciid geri 10 yaxye geri.11 xayran geri 12 burhaan geri



Hassen waxaa uu dhalay 4 oo kale ah
1. Sheekh Ishaaq
2. Sheekh Abayoonis
3. Sheekh Cumar
4. Yusuf(babul qurux) sheekh ishaaqna waxaa uu dhalay
1. Ibraahiin
2. Aadan iyo
3. Axmed
sadexdooda ilma ishaaq waxaa dad badan ka tagay Ahmed oo ah aabaha
* Reer Max'uud
* Muxumed(Bakacsiye
* Muuse(Muusedaar)
* Cumar
* iyo Abdalle
- Abdalle waxuu isaguna ka tagay
¤ Bahawiye
¤ Cawro
¤ iyo Jibriil
shantaa nin ee ilma Ahmed aad ayay u tarmeen waana kuwa ugu tirada badan Gari Koonbe marka oday oday loo abtirsado waxayna dhamaan degan yihiin jijiga iyo nawaaxigeeda.
Waxaa isagana sidaa si la'eg dad badan ka tagay Sheekh Abayoonis oo dhalay
1. Sheekh Maame
2. Sheekh Cali
3. Sheekh Dhaa
4. Jibriil
5. Sheekh Muuse
6. Sheekh Ahmed Bare
7. Fiqi yoonis
waxaa xusid mudan in 7 wiil ee uu Abayoonis dhalay in Sheekh Cali Abayoonis uu yahay tirada ugu farabadan marka abayoonis lagu abtirsado waxayna degaan ethiopia, kenya iyo somalia
* Sheekh Maame waxuu isaguna ugu badan yahay somaliland iyo galbeedka ethiopia
* waxaa xusuusin mudan in Gariga Wardheer ay yihiin 50 % ay ka yihiin Ahmed Bare intuu dhalay 50 kalena ay degan yihiin banka jijiga, waxaa weheliya oo wardheer degan reer aw Maame iyo tiro aan badnayn oo Abraahiin ah
* Fiqi yoonis dhamaan waxay dagan yihiin dalka Djabouti
* Muuse, Dhaa iyo Jibriil dhamaan waxaa laga helayaa Galbeed kililka soomalida Jijiga, gobolka Fiiq, gobolka Afdheer iyo zone Liibaan.
Sheekh Cumar oo la dhashay Abayoonis, Ishaaq iyo Yuusuf waxaa 75 % ay dagan yihiin Baay iyo Bakool somali waana qabiilka ugu farabadan dadka RRA lagu magacaabo ee ku abtirsada 9(09), inta kale waxay dagan yihiin oo lagu sheega kenya.
Sheekh Yuusuf Hassen oo lagu naanayso Baabul Qurux inkasta oo sifiican u tarmin hadana waa qabiilka ugu quruxda badan waxayna ku badan yihiin dalka Tanzania waxayna kamid yihiin ganacsatada waa wayn ee dalkaas.
N/B. Dadkaas aad aragtaan waxay ka tafiirmeen sheekh xassan oo gari ugu taga odoyga 9 aad ama gari 9 odoy ayuu ka tirsadaa hassen.

101 comments:

  1. asc magaceyga waa omar waxan ku noolahay swedan waxan u mahad celinaya qof ka so qoray qoralkan iyo webkaba mida labad waxa raba in aan wax ka ogado arin aan muddo is weydiin jirey aniga waxa ahay tolweynaha geri koombe laakiin ma aqan waxa ka ahay aabahey waxu dhintay anigo 7 jir ah hoyadey aya ishegtay inan ahay gerikoombe wax kale kama taqano hoyadey geri koombe ayada ayana naso korisay ayada wa abgaal hoyadey waxey ishegtay in aabahey uu ka imadey gobolka baay ka hor inta uusan ayada guursan waxu mar macalin dugsi ku heyn jirey gobolka gedo intas ayey ii shegtay aniga waxa ila dhashay 2 gabar iyo 2 wil macalin hasanla dhahi jirey abahey tol weynoy tolkeyga seen ku bartaa tol la,an ilaah nama dhigee

    ReplyDelete
    Replies
    1. Cumar Xassan, waxaan doonayaa inaan iswareesano telephonkaan igala soo xariir 64 (03) 3582852 ama emailkaan aahussein@xtra.co.nz

      Cabdulqaadir

      Delete
    2. This comment has been removed by the author.

      Delete
    3. Asc waad mahdssn tahy wlsheen qaaliga ah ee waqtiga ku bixisey soo gudbinta qoraalkaN aan ka faa, iideysanay

      Aniga waxaan ahay geri kompe gaar ahaN waxaan ka ahay isxaaq xasan saa uma sii aqoon jirin wixii intaa ka baxsaN palse maanta ayaan qoralkan ka faa, iidey allah ku dhowro wlshey mcn plse waxaan rabay in aan su, aal yar ku waydiiyo Tanzania dadka naga jira sBabtay ku aaden iyo sidey nooga jiraan baaN rapay inaan waxkaa su, aalo

      Delete
    4. Wallo wax badan ayaan ka fa iiday wayo wax badan ayaa iga maqnaa mashaa alaah walk a ku bixiyay wakhtigiisa

      Delete
    5. Aniga hadii abtirkeyga aan ka bilaabo awowgeyga 5aad waa kheyre Hasan Adam Berkan Adam Moalim Hassan Aweys Geri, waxaan ka bartey ayaydey ilaahey ha u naxriisto. Qaabka aan u bartey abtirkayga iyo qaabka halkan looga soo bandhigey isma lahan meeshey wax ka qaldan yihiin ma ogi.
      F.g. Hada waxaan qabiil ahaan ka tirsanahay qabiil kale oo Soomaaliyeed

      Delete
    6. Sidee adoo lasndhere ah qabiil kale uga tursanaan wlle

      Delete
    7. Ninkan aan dadkiisa doondoonayo, magaciisa waa Cumar... oo magac'kale lagu daray; sida Cabdi-nuur, Maxamed - cali, Maxamed - nuur. Waxaan qaybta dambe uga reebay inaanu qalad dhicin.

      Waxaan hayaa tilmaamihiisa jirka oo farac ama ab-ka-soogaar ah.

      Wuxuu ka yimid Galbeedka abbaarihii 1940 qiyaas ahaan. Halkaasoo reerkoodii ay degaan. Cumar dadkiisii kuwa maanta nool ha igala soo xiriireen telefoonkaan: 64 (03) 3582852 ama emailkaan aahussein@xtra.co.nz

      Fiiro gaar ah: Cumar waa nin u dhashay Geri Koombe. Waxaan oga warramayaa dadkiisii meeshuu ku dambbeeyey iyo dadkuu ka tegeyba.

      Cabdulqaadir

      Delete
    8. Asc wll waxaan ahay tolwaynaha gari koombe waxan ka ahay ibrahim sheikh ishaaq marka inta uu ibrahim ukala baxo ma ii sheegi karta kuma aan dhex dhalan tolkay

      Delete
    9. ASC Wll dhamaan waan idi asc waxaan joogaa magaalada bay bay jinaa waxaan ahay Ida ayaan ahay wll wll sheyda

      Delete
  2. Omar Hassan.... Cidda aad ka tahay Geri Koombe waa dhib yar tahay waanna la hellayaa. Waxaad u baahan tahay xoogaa dadaal iyo in aad waqti geliso baadi-goobka aad ugu jirto cidda aad tahay Geri Koombe. Mar haddii ay Hooyo kuu sheegtay inaad tahay Geri Koombe, waxay hooyo ku siisay aqoonsi lama huraan ah oo lagaaga garan karo ummadda inteeda kale. Qaybta kale ee soo hartayna waxaa loo baahan yahay in aad addigu waqti geliso oo aad raaddiso bal cidda aad ka tahay Geri Koombe. Sida aan kuu sheegayna waa fududdahay taasu. Sidoo kale, waxaad raadisaa Aabbe dadkii la dhashay, sida Qoyskiisii cidda ka nool, gabdho wiillal, ama cid garanaysa Aabbahaa. Haddii taasi aad hesho, waxa markaa dhib la'aan aad ku hellaysaa in laguu sheego jillibka hoose ee uu Aabbe ka ahaa Geri Koombe.

    Nasiib wannaagsan ayaan kuu rajeynayaa. Meeshana marmar ha laysku arko. Aniga waa markii iigu horeysey ee aan arko Blog noocan oo kale ah. Kolley gabar wallaasheen ah ayaa waqtigeeda qaaliga ah gelisay si ay isugu keen soo aruurriso illeyn waxaan nahay bulsho kala daadsane. Aad ayaan gabdhaas qaaliga ah ugu Mahadcelinayaa. Eebbe khayr ha ka siiyo sida wacan ee ay wax u waddo iyo niyad wanaaga ay ku hawl gashay. Sidoo kale, waxaan ka codsan lahaa inay "Update" ku suubiso degelka.

    Waa Mahadsan tihiin.

    ReplyDelete
  3. masha'alaaaah walahi runti warbixintaan waxaan raadinayay waligey dad badan baan waydiyay laakinn jawaabtu waxay ahayd qabiilkayga si fican uma aqaan. runtii midkamid ah group yada gari ee facebook ayaa waxaan waydiiyay intee u kala baxaa gari laakin wax jawaab issiyo ma arag aan ku qanco walaashay iyo walaalka isku hawlay hawshaan waxan leeyahay ilaahay ha idinka abaal mariyo dadaalkaas. sababtoo ah tani waxay keenaysaa in la is garto, runti cawa nin ba iyiri abti baad ii tahay oo abo yonis weeye hooyadey, mana garanayn abo yoonis meeesha aan iskaga so dhacno waad no faaiideysay walashay khayr alaha ku siiyo waxaana kuleeyahay keep posting further infos. si wad warbixinadaada aad ooga hadlayso gari koombe. thanks alot aniga wa c/casis oo jogo sudan ahna Cumar xasan - gari

    ReplyDelete
  4. Waxaan halkaan ooga Mahad celinayaa walaalka soo quray beesha Geri koobe sida eey u kala baxaan Mahad celin kadib hadii aan fagradeeyda ka dhiibto walaalka sooqoray warbixinta waxa uu yiri
    Abayoonis Xasan
    Isxaaq. Xasan
    Omer. Xasan
    Waa walaalo weey isla dhasheen waxaad nosheegtay abayooni inta uu ukala baxo iyo Isxaaq inta uu Ukukalabaxo laakin Omer Xasan maadan sheegin inta ukalabaxo arinta kale waa deeganka Omer Xasan waxa
    uudaga dhaman koonfurta Somalia gaar ahaan baay iyo
    jubooyinka kismaayo sakow salagle buaale iyo gado
    Kenya itoobiya Geri koobe waxaa isku deign ha
    abayoonis iyo Omer Xasan inta uu dago Omar Xasan
    abayoonis waa uudaga raali noqda

    ReplyDelete
  5. Ad bad umahadsantahay walashay Een Waxan.ku waydiinlaha ibrahim ishaaq xagee dagaa

    ReplyDelete
  6. beelaha gari koombe waa 12jiilb ee soo sheek meesha waxaba kuu maahaysiid

    ReplyDelete
  7. walala omara xasaan aniga waaxan jooka isweedan maraka aniga talefankayka waa kaan ilaa soo xiiriir 0739546397

    ReplyDelete
  8. walaa maishegikarta sh dhaa abayoonis inta wiil u dhalay

    ReplyDelete
  9. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  10. ASC Beesha sharafta leh meel kasta oo aad dunida dacaladeeda ka joogtaan; Waxaan rabaa inaan waxoogee sixitaan ah ku sameeyo matalan Xasan, Bahgurufle iyo Yaxye dhamaantood waa ilmo Awbeere Geri; Bedelkooda waxaa galaaya Magan Weyne Geri, Coofle Geri iyo Duse Geri; Waxaa kale oo iyadana aan saxayaa Siciid Geri ma jiro ee waa Siciid Harti, Meeshaa bedelkeedana waxaa galaaya Liibaan Geri. Dhamaantiin aad ayaad u mahadsan tihiin; gaar ahaan saxiibkayga soo qoray Jilibyada Geri; wixii talo iyo tusaale ah waxaad igala soo xidhiidhi kartaa Email kayga; hussein668@yahoo.co.uk.
    Dr Xuseen Cali Ibrahim

    ReplyDelete
    Replies
    1. Asc Dr Hussein salaan ka dib su’aal bn qabaa in aan ku waydiyo hadii aad igaga garasha roon tahay cabdi Geri xagu degaan ahaan degan yahay xageese ku nool yihiin yuuse ka tagay

      Delete
  11. Madhaa allaah wll aad iyo aad ayaad umahdsantihiin waana wax lo baahnaa inaad no fa idaysaan aqoonta ad na dheer tihiin inshaa allaah anagana allaha naga dhigo kuwii dadka kale u faagiya

    ReplyDelete
  12. Mahad said waxan ahay Bakacsiiye

    ReplyDelete
  13. Aad ayad umahad San tahay qofka soo dhigay in kastoon badana wax ka aqanay hadane wad I faa idaysay

    ReplyDelete
  14. Aad ayad umahad San tahay qofka soo dhigay in kastoon badana wax ka aqanay hadane wad I faa idaysay

    ReplyDelete
  15. Waxaan ahay nin warsangeli ah oo reer garaad ah waana jecelahay walaladay geri kookbe waa qabiilka ugu nasabsan ❤️

    ReplyDelete
  16. asc, kulina waa salaaman tihiin, halkaan waxaan rabey in aan liga cawino si aan kuhelikaro familka reer ayeydey in aan radiyo aan barto, waxey kadhalatey reer abayoonis waxaa dhaley roble hassan ku maga dheeraa hassan dhurwaay dhinaca Ethiopia.

    ReplyDelete
  17. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  18. Anigu maahi garri lkin xaaskeyga ataa ah garri kuwa bay daga marka maheli karaa jilibka dago bay mgcooda

    ReplyDelete
    Replies
    1. Geri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago ku qaatay inj deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan Reerka wa taas tarikhdoa

      Delete
  19. Anigu maahi garri lkin xaaskeyga ataa ah garri kuwa bay daga marka maheli karaa jilibka dago bay mgcooda

    ReplyDelete
  20. Aniga wxaan wiil ka tirsan bahda Gari_koombe gaar ahaan Abraahiim oo reer cumar guleed ah
    Aad ayaana idiinku mahadnaqayaa maadama aad dadkeena udadaalaysaan oo aad isku keenaysaan waxaana jooga wadan Germany wxaa idin leehay wx yar ma aha howsha aad wadaan markaa haka caajisina in aad dadkeena udadaashaan si aynu dadka iyo somalia ba uga dhax muuqano Good luck Aad ayaanad umahadsantihiin dhmaaan Beesha Geri_koombe����❤️

    ReplyDelete
  21. Walalayaal ,waxaan rabay abtirsiinta Garaad Mataan Cusman Khalid oo ahaa ninkii Geri kombe u talin jiray xiligii Axmad Gurey .Wuxuuna qabay Fardawsa oo la dhalatay Imaam Axmad Ibrahim .

    Magaciisu waa Mataan Cusman Khalid.

    ReplyDelete
  22. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  23. Asc dhamaan beelweynta geri koombe
    Waaa idinkuu hambalueyn abtirsiinyaha
    Aad uga faa idaynaysaan bulshadiina
    Mrkasta waan idin taageersanahy guulaysta
    Anigu wxaan ahay nin CABDI KOOMBE(jambeel) AH

    Intaa kadib
    Wxaan codsan in REER SHEEKH ABAYOONIS qofki halkan soogala inuu ilasoo xidhiidho

    ReplyDelete
    Replies
    1. wcs walal aniga ah rer sheikh abayoonis lambarkaga waka +242612647475 maxn kaacawiya

      Delete
    2. Waligey Abdi Kombe ma maqal, xageydagaan Cabdi kombe

      Delete
  24. Walaalahayga garikoombe iyo guud ahaan inata qoraalkaygu gaadho dhamaantiin waan idin salaamay
    Salaan kadib walaalayaal waxaan codsanayaa in faahfaahin laigasiiyo jifada XASAN GARI meesha ay dagto
    Waad mahadsantihiin

    ReplyDelete
  25. Tnks to my wllhy tolkayga anku fano runtii waxn ka helay xog muhiima

    ReplyDelete
  26. Asc wr wb, walaalayaal waan idin salaamay. Salaan kadib waxaan baaritaan iyo xog uruurin kuwadaa nasabka qaybo kamida qabaa'ilka Soomaalida. Markaa waxaan si wayn ugu baahnaa qof kala yaqaanna Lafaha Geri Koombe iyo meelaha ay kala degaan. Baahidaas weyn ee aan qabo ayaa halkan isoo gelisay, waxaan idinka codsanayaa qofkii nasabkaas aqoon u leh ama xitaa igu xiri kara qof aqoon u leh inuu igalasoo xiriiro. Cajiib121@gmail.com ama 00252633829289. Mahadsanidiin.

    ReplyDelete
  27. Waxan rabaa inla iisheego Cumar Xasan Geri inta uu dhalay. Waa inta aqoonta uleh, Mahadsanidiin.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Geri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago ku qaatay inj deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan

      Delete
  28. Asc, Magacaygu waa Aadan Sh. Xasan Xaaji Cali, Waxan rabaa inla iisheego Cumar Xasan Geri inta uu dhalay. Waa inta aqoonta uleh, Mahadsanidiin.

    Reply

    ReplyDelete
    Replies
    1. Geri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago ku qaatay inj deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan

      Delete
  29. Asc dhamaan beel waynta geri koonbe

    Walaalayaal waxaad iisheeg taan geriga bay dega ma qabiil madax banaan oo geri ladhaha mise Raxanwayn buu katirsanyahay oo uu ku saami qaataa

    Waad mahadsantihiin walaalaha hawsha isku hawlay Anigu dhulbahante baan ahay runtii na geri waa tolkey aan jeclahay ee dadaalka iyo is barida reerka wada oo kuwa jabuuti xitaa radiya

    ReplyDelete
    Replies
    1. Geri koombe Reer Sheikh Omar oo dega Gobolada Bay iyo Bokool iyo Gedo iyo Jubooyinka barta taarikhdiina xiligi gumeystaha Reer Sheikh Omar waxey ahayen dad culimo diinta dadka bara hadana waxay ku abtirsadan geriga dega Bay iyo Bokool iyo Gedo oo Reer Sheikh Omar ah Rer Owsame Waaqabe Laba nin oo rerka ka tirsana aya Tegay gobolka Bay waxey dadka bari jiren diinta sida Qur’aan ka Waxa la dhihi jiray Macalin Mohamed iyo macalin Hassan . Macalin Hassan odeyga la dhihi jiray Gedi ayu usi gudbay ilmo badan ku dhalay asago gursadey naag mareexaan ah, hal Macalin Mahamed Bay iyo Bokool ayu ku guursadey dhowr naag oo mirifle ah ku ilmo dhalay ilmo badan ayu ku dhalay ilmihi waxey aheyd hooyada ugu badan ee dhashay Islaan Yantaar ah waxey deganayen meel la dhaho Kor ubood meshas dadka rer baydhabo waxay u yaqanan Korombod micnaheda yahay geri kombihi mesha ku faracmay waxey diidijiren mesha ey deganayen iney eylada imado oo waxey dhihi jiren kor ubood ka tag mesha rerki mesha ayay ku tarmeen waxey ku deegan noqden abtiyashod yantar. Qofka gerikombe Sh cumar ah ee degan Bay iyo bokool waxay mesha ku daremen iney degan yihiin qaaraan iyo mag waxey wadagen abtiyashod Yantar xata burburki kadib awood qeybsiga qabiilada kuraasta waxa jirta waziro iyo xildhibano mirifle kursi ah ku fadhiyo balse qabiil ahan kaso jeda Geri kombe mida kale marki darood la dhaho Geri koombe wa laga qadiyay awood qeybsiga asago marki uguhoreysay walalahena Koombe ey hal kursi aqalka sare nasiyen Jubaland balse waxa ka badan kuraasta Geriga ku fadhiya kurasta miriflaha asago sidas kusami qata deganka yahay qabiil ahan rer abtigisa mar an tegay degankas waxan daremay ilmaha dhashay 90 ki kadib ineysan aqoon intoda badan hal eray oo maxa tiri ah maayga un ma ahane waxan hadalkayga kuso gabagsbaynaya Rer Sheikh Omar kuwa degan bay iyo bokol waxay dhahan qarkoda waxa nahay Yantar ayago og iney hoyo yantar dhashay balse waxan leeyahay faraca naga lumay hala so noleyo Yantar wa walal lama diidana Lkn Abtiriski Rer Sheikh Omar Hasan logama tagayo ilmo badan oo dhashay 85 ti kadib ha ogadan marki 91 di la qaxay in Jabhadi RRA ey dadka Geri kombe Darood ahan lo dilayay marna faraca malumo Balse waxa leenahay Geri kombe Rer Sheikh Omar iyo Yantar wa walalo marki la jogo Bay iyo Bokool barasho wanagsan

      Delete
  30. Masha Allah aaad iyo aad bn ugu frxy


    ReplyDelete
  31. SU aal yaa yaqaan odayga mahammed Sariir ee dhinacaa iyo bakool yimid

    ReplyDelete
  32. Maan sha allah wax badan ayaan kafahmay lkn anigu waxaan aad oogu baahanahay in la iftiimiyo 12 ka lafood ee gari ku abtirsada meelaha ay kala dagan yihiin. ...

    ReplyDelete
  33. Maan sha allah wax badan ayaan kafahmay lkn anigu waxaan aad oogu baahanahay in la iftiimiyo 12 ka lafood ee gari ku abtirsada meelaha ay kala dagan yihiin. ...

    ReplyDelete
  34. walalaha soqoray maqalkan ad ayay umahadsayihin, waxan kacodsani lahaaa inay aqbaradankan camal no sogudbiyaan,waxan rawaaa mida kale inan ogado sabata an dowlada Somalia waxba an ugu noqoni lanahay, waxa inodiday ayan rawaaa.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Libax libax dhalay gari dhiig lehba Adaa ka arkaa sxp waa sual is weydiin mudan sxp Wanjaclanlaha inan wada hadalno ee Ila soo xiriir

      Delete
  35. Waalaha waad kumahadsantihiin sida fahfaahsan aad u soo qorteen

    ReplyDelete
  36. Waxan rabaa magaca saxda ah ee ilkaxume geri
    Ila ilkaxume waa nanes ehe
    Thnx

    ReplyDelete
  37. Note siyaa siinta familka waxan ka codsanaa si loo badbaadiyo jeelka dambe fadlan degan in la sameeyo sida kismayu, si siyaasada loo karkariyo waayo waxaad umaleysaa saaxada siyaada in aan kamaqanahay becoz of poor political that did not link youth were thy are hope success, greating from mugdisho warmly

    ReplyDelete
  38. Maashaa Allaah wll waa wax aad loogu farxo oo ay kafaaiidaysan doonaan jiilka danbe. Aniguna waxaan ahay nin Bahgurufle. ♥️Bahgurufle♥️

    ReplyDelete
  39. Mahadsnid Walal anigu waxaan ahay awbeere Geri isxaaq Hassan waliba nin Rer mohamuud ah ban ahay

    ReplyDelete
  40. Masha allah walh wax bdn ayan ka faidey aad na wan uga farxay qormadan aniga waxa la ishagey in an geri kommbe ahay lkn nasib daro ma arki jirin dad sida u bdn o geri ah in kasto an ku dhashey kuna so barbarey baydhabo kadib waxan u so waregay kenya aad ayey igu adkatay in an geri an ahay dhaho waxan ka cabsan jiray in la igu dhaho wad aheganeysa xalka edayasheyda aderadayda ila yabi jiren sababta an afka maayga si kastoy wax igu abtiriyan wan fahmi weysana waxayna i shegayen in an geri ka ahay Cumar hassan in kasto wali muqdi igu jiro waxan jeclan laha qof si fcn an wax u weydiyo o iga jahil bixin karo mise si fcn u yaqan tarikhda saxan ee geri kombe wad mahadsantin waxan rajeynaya in la sio jwbi dino insha allah

    ReplyDelete
  41. Waa maqaal aad wanaagsan. Jazaakum Allah kheyra. Anigu waxaan ahay nin Ogaadeen ah oo Bahgari ah-Reer xamar-Bahiyo bah Cabdalle.
    Beesha gerikoombana waa walaalahayn waana dad aad u wanaagsan, iga goddooma sallaan diiran. MAHADSANADIIN, WISH YOU ALL THE BEST.

    ReplyDelete
  42. jambel ma cabdi geri kombe miyaa. waxee tagan bari puntland

    ReplyDelete
  43. Isxaaq Hassan waa Leeendheere
    Boqortooyadi Rer mohamud ban ka si ahay

    ReplyDelete
  44. GeriKombe Sheikh Omar Hassan waxu dhalay Yahye Carab waxu si dhalay Owsame waxu dega kor ubood intisa badan Yantar ayay shegtan Lkn asalkoda sidas ka ahan gerikombe oo degan gedo aya jiro kuwaas aya asalkoda shegta kuna faana lkn kuwa degan bay iyo bokool wa bedelmen waxey noqden Yantar Lkn asalka aya muhiim ah qofkasta wa inu luminin faraciisa hada tusale qabiilka ceer faqashini waxey ahan jiren ajuran wa bedeshen magaca Habargidir ayay noqden gerikombe Sheikh Omar Hassan wa sidaas oo kale Lkn qofki asalkisa ku fana aya sharaf leh Geri kombe Wa qabiil weyn oo tarikh leh nasab ah majirto sabab uu unoqdo Raxanweyn degan aya ka dhexeya wa isla degan balse wa bedelmen 70% Hands up inta aan bedelmin

    ReplyDelete
  45. https://gerikoo.blogspot.com/2020/06/geri-koombe-reer-sheikh-omar-oo-dega.html?m=1

    ReplyDelete
  46. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  47. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  48. Sixitaan Gerikombe degan bay iyo bokool ma ahan ilmo Hassan geri ee waa owbere geri Sheikh Ismail yahye carab owsame Sheikh Hasan Sheikh cumar odeyga Sheikh Omar waxu so degay bay bokol asago diin dadka barayay wuu ku gursaday ku ilmo dhalay tulo kor ubood la dhaho islanta u gursaday Yantaar aheyd madama dadka mesha degan yihiin gaanshaan buur waxu gashanbuur dhaqan iyo dhul wadaag la noqday rer abyashisa saami qeybsiga siyasada xata ayaga ayu la qeybsada abtirikisa wa saas Sheikh Omar marki lagu abtirsanayo waxa la dhaha Gerikombe owbere rer sheikh Omar Sheikh Hassan ayaga ku tarmay bay iyo bokool qof kasta oo dhalad ah Geri oo degankisa yahay Bay iyo Bokool oo Yantaar dhaqan dhiig dhul la wadaga waxa so galayo abtiriskisa Sheikh Omar Sheikh Hassan

    ReplyDelete
  49. Asc dhaman bahda sharafta leeh wan idiin salamayaa ano joga dalka jabuti

    ReplyDelete
  50. Ilma adera yaloow ragaas bay iyo bakol ku nool ee gari kombo ah eeku milmaay yantaar iyo qolyahasi wa iin lo shega inaay gari kombo yihiiine wa arinka ugu muhimsaan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Dadka abtiriskoda yaqan ma milmi karaan lkn sheegad qabiil kale wa noqon karaan hadey abtirsadan awbeere geri yahye carab awsame Hasan geri Sheikh cumar ayay galayan 7 ama 8 oday kadib

      Delete
  51. Waa Si wanaagsan Sida aad u iftiimisaan. Waxaa jiri doona shiweyne ay beeshu isugu iman doonto Xamar dhamaadka Sanadkan ka soo qayb gal wanagsan

    ReplyDelete
  52. Asc magaceyga wa abdirahman kuna nool magaalada mugdisho waxn ahay beesha weyn ee Geri koombe wxana ka ahy Hassan geri oo kasii ah reer sheikh Abayoonis dhaman inta katirsan Familkan wxn leeyahay brasho wngsan lkn ma garanaayo wxn kasii ahay Abayoonis

    ReplyDelete
    Replies
    1. Sxb, Abbaa Yoonis waa Oromo. Markaa Xamar u qaxi jirteen iyaa Somali is qorteen.

      Delete
    2. War maxaa adiga kaa qaldan. Waad jahwareersan tahay ee orod wasx soo baro. Adigaa oromo ah baan filayaa Shiekh Abayonis aka sheikh Abu- Yonis adiga ciduu yahay lagaama waraysanayo. Orod jifooyin aad sheegato meelaha kale udoono. Reer sheikh Abayonis abtirsiimadiisa laysama waydiinayo.

      Delete
  53. Reer Sheikh Cumar Sheikh Hassan. Rer Adan .Sheikh Mahdi Arab .Awsame .Samatar .Ahmed .Yahye awbeere Geeikombe Kablalax Darood.
    Waxan degna Gobolka baay dadkena meshas degan waxay ku abtirsadan Yantaar oo raxanweyn ah abtiris ahaan uma galan yantaar lkn Bah Sheikh Omar odeyga labad aya kamid noqday ugaaska besha yantaar dadki kasi farcamay dhanka odeygas Mohamed dhafare oo lo yaqano mad dherow ayay ku abtirsadan

    ReplyDelete
  54. Sheekh Maame, waa Oromo. Sheekh Mohamed iyaa loo jeedaa. SHEEKH ABAYONIS waa Sheekh Abbaa Yonis, waana Oromo isba. Magacan Kombe waa qabil ka tirsan Boran oo muslimey oo Ku abtirsadey Aw Ismaaciil.

    ReplyDelete
    Replies
    1. Such freaking troll. Why don’t you find another blog to troll huh. Go away. If you MTF Oromo find your people we are not it. We are Geri Koombe a Noble family in Darod. Go away and find people to claim you’re not claiming us. We are solid. UNDERSTAND!

      Delete
    2. Nice response! Thanks cheetahgirl101.
      What a jerk, Jackass retard. Someone kick out this asshole out of our forum.

      Delete
  55. Magaceygu waa suleeqa dhore bulle waxan jooga dalka Ethiopia gaar ahaan DDS gaar ahaan gopalka liibaan gaar ahaan degmada dolo Addo waxaan doonayaa inaan barto bahweynta sharafta leh ee GK marka miyuu lyhy wahats App

    ReplyDelete
  56. aniga runtii ma kala aqaano lkn waxaan ahay geri koombe ka soo jeeda baay jecelna inaa kala barto rabana inaa magaceeyna sareeysiino insha allh qaar ka mida dadkeeyga waxaa loo dilay daarood ahaan

    ReplyDelete
  57. waxaan jeclaan lahaa haduu jiro group WhatsApp ah Hala so share gareeyo insha allh

    ReplyDelete
  58. Asc Geri koombe family wxn rabaa inan idin weydiiyo Abtiriska Reer Sheikh Abayoonis maso galaa laf lagu magacaabo Yahye Macruuf hada idhaantan ama iga aqoon roo tihin iiga jwba Thanks

    ReplyDelete
  59. Asc marka hore waan idin salamay tolkayga waxaan ahay cumar xasan daga jubaland

    ReplyDelete
  60. Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan maanta helay tolkayga waxaan idinka codsan lahaa in aad group noo samaysaan madama aaan adunka dafihiisa aan ku kala nool nahay

    ReplyDelete
  61. Aniga waxaan ku nolahay wadanka Sweden majiraan gari koombe ku nool Sweden

    ReplyDelete
  62. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  63. This comment has been removed by the author.

    ReplyDelete
  64. salaam tolkeeyga group ma aas aasna si aan ugu midoowno sida ugu dhaqsiyaha bdn aniga waxan ku noolhy turkeyga haduu jiro qof igu la nool ha ila si hdlo insha allah

    ReplyDelete
  65. Waxaan ku noolay Mareykanka, waxaan kasii deganahay magaalada Maplewood oo ku taal gobolka Minnesota.
    GK > Aba Yoonis> Sheekh Maame. Walaalayasheyda qiimaha iyo qaayaha badan iilahow, fadlan qofkii doonayaa wuxuu igala soo xidhiidhi karaa, tabaha soo socdaa kuu doono;

    By telephone: (651) 239-2887
    Via email: amoha389@icloud.com

    Thanks all🙏

    ReplyDelete
  66. Asc dhamantin
    Waxanrabey in an zax ahay iyo inkale rabey madama dhawan la ii sheegy abtiriskeyga marka an kabilabo awowgey 6 Aarow,kulmis,berkan,maxamed,maxamuud,cumar,diin,owmame,abyonis,xasan,Garikoomebe

    ReplyDelete